HAMBALYO MEHER (AROOS)

0
Monday 14th May 2018 11:21:29 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Hoose
  • Visits: 50
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAMBALYO MEHER (AROOS)

    Guurkiinu guur khayr, gurigiinu guri nagi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guurkiinu guur khayr, gurigiinu guri nagi


10/May/2018

بارک الله لکم وبارک علیکم وجمع بینکما با الخیر او فی الخیر
Gacal Iyo Sokeeye Guurkiina Lagu Farax







1. Abdishakur Eng. Gande 2.Dr. Mustafe Muumin 3.Prof. Maxamed Gobayare 4. Prof. Maxamed Jimcaale Bayle 5. M ukhtaar Ibraahim Axmed 6. Xaaji Sh. Muuse J. Goodaad 7. Prof. Cabdiwahaab Sh. Cali 8. Cabdicasiis Carab Daa'uud 9. Cabdikariim Shirwac 10. Dr. Cabdiraxmaan Sh. Cisman 11. Ridwaan Ileeye 12. Ashraf Axmed Aar 13. Cabdiraxmaan Xadi 14. Aadan Geesh 15. Xuseen Boonta 16. Guuleed 17. Fu'aad 18. Cabdinaasir Cali Saleebaan 19. Axmedwali Daahir


Dhamaan asxaabta magacyadoodu kor ku xusan yihiin waxay waxay Hambalyo, Bogaadin iyo Duco u hibaynayaan Meherka (Arooska) Geesiga: Cabdirisaaq Sh. Cabdilaahi Askar iyo Gaarida: Muna Aadan Cilmidheere oo Meherkoogu manta oo Khamiis ah 10/may/2018 uu ka qabsoomay Hudheelka (Hass Hotel) ee Magaalada Burco.


Guurkiinu guur khayr, gurigiinu guri nagi

بارک الله لکم وبارک علیکم وجمع بینکما با الخیر او فی الخیر
Gacal Iyo Sokeeye Guurkiina Lagu Farax



Laba eynigood iska eegtayoo
iska aaminaa amaan mudanee
indha caashaqoo isku ooyayoo
is ilaashada amaan mudane
aroos galaa amaan mudanee
axdigey dhigteen u adkeystayoo
kalsooni abuuraa amaan mudanee
Lamaane in doora jaceylka adkeye
aheey nasiibku intuu u ekaaday
aleylahee amaan mudanee
aroos galaa amaan mudanee
ubax curdinoo is caashaqay baa
Gayaan is doortaa ehelku taamaa
aleylahee amaan waad istaahishaa
arooskooda aqal la siista
dhiga aslan iyo kabad la uunta
ubax udgoonana lagu daadiya
Eebow, adaa baadhigee
Eebow, Eebow ubad kheyr leh sii
Eebow, U adeega sii
Eebow, adeeca sii
Eebow, inamiyo gabdhaba
laba ka ilaalshay nacabka ildheeye
Eebow, arzaaqna sii Eebow

Umalka iyo dookha ilwaadka jaceylka
udgoon ku beerma amaan mudanee
Laba araamida imtaxaanka jaceylka
dhaqanku aroorshaa amaan mudanee
afka hooyo iyo hidaha asalka
u adkeystaybaa amaan mudanee
awlaada tusaa amaan mudanee
Bal eega eega ubaxani eega
abaabulka guurka nolol istareex leh
labeey u ahaata amaan mudanee
islamnima barayba amaan mudanaa
laba ubadkooda ku ababshay
Eebow, inamiyo gabdhaba
arkoo ila eega u adkeeystay eegaa
Bal eega eega caweey u ahaatee
Eebow, Eebow ubad kheyr leh sii
haloo tumaa ee Bal eega eega
Eebow, U adeega sii
Eebow, arzaaq waasac sii
Eebow, adeeca sii
Eebow, adaa baadhigee
Eebow, arzaaqna sii
LATEST NEWS