Ciidanka Dalka Oo Heegan La Geliyay Iyo Taliska Guud Ee Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay + Amaro Taliye Fadal Bixiyay [Halkan Akhri]

0
Monday 14th May 2018 13:28:45 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dalka Oo Heegan La Geliyay Iyo Taliska Guud Ee Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay + Amaro Taliye Fadal Bixiyay [Halkan Akhri]

    Ciidanka Dalka Oo Heegan La Geliyay Iyo Taliska Guud Ee Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay + Amaro Taliye Fadal Bixiyay [Halkan Akhri]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dalka Oo Heegan La Geliyay Iyo Taliska Guud Ee Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay + Amaro Taliye Fadal Bixiyay [Halkan Akhri]

Taliyaha guud ee ciidanka booliska somaliland ayaa kulan uu maanta ku qabtay magaaladda hargaysa wuxuu ku sheegay in ciidanka dalka dhamaantii heegan la geliyay xuska 18-may darteed


Taliye fadal oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay ciidanka dalku aad u sugayaan amaanka dalka isla markaana ay hawl gal ku jiraan iminka


"Guud ahaan shacabka somaliland sidaad la socotaan waxa fooda inagu soo haysa sannad guuradii 27 ee la soo noqoshada madax banaanida somaliland fariintayaduna waxay tahay in ciidanka boolisku yahay naftood hurayaal shacabkooda u horay in markii hore ay ku jireen heegan iminkana sii balaadhiyaan shacabka somaliland ee dalka waxaan ka codsanayaa inay ciidanka la sugaan amnigaā€¯ Fadal Taliyaha Ciidanka somaliland



LATEST NEWS