[Deg Deg :-] Cisbitaalkii Weynaa Ee Garoowe Oo Sariirihii Buuxsameen Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay Ciidanka Puntland

0
Tuesday 15th May 2018 12:07:40 in Wararkii Maanta by Super Admin
  • Visits: 2730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg :-] Cisbitaalkii Weynaa Ee Garoowe Oo Sariirihii Buuxsameen Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay Ciidanka Puntland

    Deg Deg :- Cisbitaalkii Weynaa Ee Garoowe Oo Sariirihii Buuxsameen Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay Ciidanka Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg :- Cisbitaalkii Weynaa Ee Garoowe Oo Sariirihii Buuxsameen Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay Ciidanka Puntland

Garoowe (Karin News):- Tiroba Lix gaadiidka dagaalka ah ayaa Ciidamada Qaranku gacanta ku dhigeen, waxaa kaloo jira khasaare Nafeed oo Ciidamada Puntland soo gaadhay, Cisbitaal ku yaala Garoowe oo aan la xidhiidhnay nooma suurtagelin inuu tirada rasmiga ah ee Cisbitaalka la gaadhsiiyey inay ii xaqiijiyaan.


Karin News
LATEST NEWS