Ergeyda Falastiin iyo Israa'iil Ee Gollaha Ammaanka Oo Hadallo Kulul Isdhaafsaday Iyo Muran Ka Dhex-Dhashay

0
Wednesday 16th May 2018 07:25:44 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergeyda Falastiin iyo Israa'iil Ee Gollaha Ammaanka Oo Hadallo Kulul Isdhaafsaday Iyo Muran Ka Dhex-Dhashay

    Ergeyda Falastiin iyo Israa'iil Ee Gollaha Ammaanka Oo Hadallo Kulul Isdhaafsaday Iyo Muran Ka Dhex-Dhashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergeyda Falastiin iyo Israa'iil Ee Gollaha Ammaanka Oo Hadallo Kulul Isdhaafsaday Iyo Muran Ka Dhex-Dhashay

Talaaddadii waxa ay Bariga Dhexe u aheyd maalin eedo kulul la isku dhaafsanayay xaaladda ka taagan Israa'iil iyo dhulka Falastiiniyiinta.


Marinka Qaza qoysaska ayaa waxa ay aasanayeen tobonnaan qof oo ay Israa'iil toogasho ku dishay kaddib mudaharaadyo ka dhacay xadka.

Labo qof oo kale oo shacabka Falastiin ah ayaa dhintay Tallaadadii. Weriyaha BBC-da ee Qaza ayaa soo sheegaya in laga naxsan yahay tirada aadka u badan ee dhimashada Falastiiniyiinta.



Fadhi uu shalay yeeshay Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa hadallo kulul waxaa isku dhaafsaday ergeyda kala mataleysay Falastiin iyo Israa'iil.

Warqad uu ergeyga Falastiin u gudbiyay gollaha ammaanka waxa uu ku cambaareeyay


Waxa uu ugu yeeray xasuuq ba'an oo Israa'iil ay ka geysatay marinka Qaza.

Balse ergeyga Israa'iil ayaa sheegay in wixii ka dhacay xadka aysan ahayn oo keliya dibadbaxyo balse ay ahaayeen mudaharaad rabshado watay.


LATEST NEWS