[Deg Deg] Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Dagaalka Tuke-raq

0
Wednesday 16th May 2018 09:34:06 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg] Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Dagaalka Tuke-raq

    [Deg Deg] Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Dagaalka Tuke-raq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Deg Deg] Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Dagaalka Tuke-raq






Qaramada Midoobay ayaa waxay ku baaqday in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday degaanka Tukaraq kaasi oo ay shalay isku fara saaren Ciidammada Somaliland iyo maleeshiyaadka Puntland.



Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa war qroaal ah oo uu soo saaray wuxuu ku sheegay in colaad aanay waxba tarayn balse loo baahan yahay in xasarada loo bedelo wada hadal labada dhinac ay yeeshaan.




Qaramada Midoobay waxay labada dhinac ku boorineysaa inay wada hadal yeeshaan, ayna muhiim tahay in ay gaadhaan heshiis xabad joojin iyo mid siyaasadeed, ka Hay’ad ahaan mar walba waxaan taageernaa nabadda, colaada waxaa ka dhasha in la waayo dad shacab ah oo aan waxba galabsan.” Ayuu yidhi Micheal Keating.



Danjiraha QM ee Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo kan Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ka dalbaday inay si deg deg ah khilaafkooda ugu raadiyaan xal nabadeed, si loo badbaadiyo dad badan.

 

LATEST NEWS