[Gaas] Oo Cisbitaalada Garoowe U Kala Dab-qaadaya Iyo Sariirihii Oo Dhawaacu Buuxiyey

0
Wednesday 16th May 2018 10:06:25 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 2050
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Gaas] Oo Cisbitaalada Garoowe U Kala Dab-qaadaya Iyo Sariirihii Oo Dhawaacu Buuxiyey

    [Gaas] Oo Cisbitaalada Garoowe U Kala Dab-qaadaya Iyo Sariirihii Oo Dhawaacu Buuxiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Gaas] Oo Cisbitaalada Garoowe U Kala Dab-qaadaya Iyo Sariirihii Oo Dhawaacu Buuxiyey






Warar madaxbanaan oo shabakadda Karinnews ka helayso magalaada Garoowe ayaa sheegaya in madaxweyanaha maamulka Puntland uu si deg deg ah ugu soo noqday deeganadaasi isla mar ahaantaasina uu booqanayo isbitaalada Garoowe oo ay buux dhaafiyeen dhimashada iyo dhaawaca ciidammadiisu.

.

Inta la xaqiijiyey tiro ka badan 70 askari ayaa maamulka Puntland kaga geeriyooday weerarkii ay shalay soo qaadeen iyadoo wararku intaa ku darayaan inay ku jiraan 6 sarkaal oo uu ka midyahay taliyihii ciidammada darawaashiishta.




Ciidammada Somaliland waxay sidoo kale qabteen maxabiis 30 ka badan iyagoo la wareegay gaadiid dhowr iyo taban ah oo laba kamid ahi yihiin Kaarayaal.


Cabdiwali Gaas ayaa maalmahanba ku sugnaa magaalada Baydhabo oo uu shirar kaga qaybgalayay.

 

 

LATEST NEWS