Kani waa qorshe Somalia iyo Djabuuti ku Sandulaynaya AqoonsigaS/land ama ka dhigikara S/land Ra'isal-wasaraha Ethiopia !!Dr.khadar-Libaaxley.

0
Wednesday 16th May 2018 10:30:07 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Burco
  • Visits: 670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kani waa qorshe Somalia iyo Djabuuti ku Sandulaynaya AqoonsigaS/land ama ka dhigikara S/land Ra'isal-wasaraha Ethiopia !!Dr.khadar-Libaaxley.

    Dani mar-walbawaa u seetociddiidareeniyodamiirbuuxa u leh; dantaasioo u kalabaxdamid (qofeed, qoys , qabiiliyoqaran )

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dani mar-walbawaa u seetociddiidareeniyodamiirbuuxa u leh; dantaasioo u kalabaxdamid (qofeed, qoys , qabiiliyoqaran )
intaba , heerkabaaxadamugalehwaxauuyahay la haanshahakartida la iskuwaafajinkarointaba.
Curiyayaashadabkaritayeegeeskaafrikakaaloosansabankaneebaan-dhayntamarka ay timaadocufiyoculeyskoodalehwaxa ay yihiin:
1.Markaadeegto: Tartankadekadahaeekacurtayxeebahageeskaafrika .
2.Markaadeegto: Guudahaansiyaasadahadhan-walbaiskumurugsaneesaameyntoodaleh.
3.Markaadeegto: Hishiiskii 3 geesoodka u ahaasomaliland !!assaraarkii Somalia, daba-furkiiDjabuutiiyosudan.
4. Markaadeegto: Aqoonsila’aanta Somaliland beeshacaalamkakahaysata.


Intaasioodhamaan la iskuruxaysidiicaanosubaglagabixinaayo ;waxamuunadiyomuuqahaanbakuusoobixikara , sida tan:-

Dunida,DawladahaiyoDanahadawladkastarabto in ay u hirgalaan; ma jirtodan dal dadkiisuleeyahayoougatanaasulaamasi cad ugu ill-duufadano kale oo dal iyo dad kale leeyihiin!! Hadaytimaadnawaadoqoniimoiyo wax aanbiyanakaamaydhaynin.
Iyadaoosidaaxaalkuyahay; hishiiskii 3 geesoodka u ahaa s/land waatii la wadaogaawixiikadhashayarinkaaeegeeskabaroortaiyoqayladu is-xidhayillaaqaramada-midoobay; islabooqashadii u horaysayeera’isal-wasaarahacusubeeitoobiya Abby axmedcalikutagayjabuutiiyosuudaanintubakutallaabsadeengo’aamoxuladyoiskueegookuaroorabixintasaamiyowaafi ah %51 dhankajabuutiiyo %41 dhansuudaanoo ay itoobiyayeelato; sidaasnadaniyo door ba ay miciinbidaaniyadooxaalku u eegyahay in ay tallobideen u sibir-siibkasaamigiiDjabuutiiyoSuudaankahoreeyeyee Somaliland siisaydawladaitoobiya %19 iyosikadhan ah in Somaliland biqilkalagugooyo .

Xaliyoxulashofikirka u keenikaraaqoonsibuuxa s/land :

1.Dacarkastahakaqadhaadhaateesomaliland in ay albaabada u balaqdowada-hadalkamasiiriga ah ee Somalia sabaniyoduruufkastaba; maadaamaoo ay dhamaandawladahiidunidunoqdeen ( canaankayaabbaritokuyimaada) oo ay mid walibakuandacootay ( waankuaqoonsane’ tolkaahortakasoobilowaqoonsigaoodhankoodakalakaalayaqoonsi ).
2.Hadii la waayoooquusiyocaalwaaxaalkunoqdo,dhanwalbadublamaasiyadugamashidoooxadhigaasixamarsinabaugaguntamiwaayo; horaa loo yidhi: ( walaalaanmuunoiyomushaawarotoona la hayn ma lihi baa dhaanta) ee ; in dawladaitoobiyamudo 20 sano ah la siiyoxeebbilaash ah gaarahaan AWDAL ooaadugudhawitoobiya; si ay u yaraatobaahida ay u qabtoitoobiyadekado kale eedalalkabada-caskuyaala; iyadaooheerkamucaamadala la dhaafsanayodhankaitoobiyatahay mid ujeedadiisu Somaliland u cadahay; qaadashadago’aankaahortiina lag tallogaliyomaamuladaXamariyoDjabuuti; kudhiirashadaqaadashadago’aansidanoo kale u adagoodanikubaday ah waxakadhalankara ( deg-degaqoonsibuuxaookayimaadadhanka Somalia iyoDjabuuti) iyagookaordayadhankakalanabidaya in aanaydaniDjabuutiiyo Somalia ugujirinxeebta Somaliland eeitoobiyagacanta u gashay.
3.Horaa loo yidhi : rag ciilkiicadaabkadooray !! Hirgalintago’aankaashaday Somalia iyoDjabuutikudigagaxanwaayaanoo ay kugodlanwaayaan, wax haboon in Somaliland sikumeelgaadh ah u noqoto ( Ethiopia ) go’aankaasiayaahubaal ah in uubadhidadhulkaugudhufanayoxamariyoDjabuutiiyowalibamasarinta ay uguyartahay; qadashadago’aankanhorteednalagatallogaliyointa ay khusayso; si ay u bixiyaanaqoonsibuuxda; hadii kale si ay kubiiridoonaan dal-weynahaitoobiyaoo ay kilingaar ah noqondoonaan, islamarkaanaislamarkaana ay noqondoonaanra’isalwasaarahaitoobiyaoo u baahanmareegsiyaasadeediyoshaqobadan!! Djabuutiiyo Somalia iyoqaarbadanookalanadanahooduaad u saqiiridoonaan!! Dhanka kale Waa hubaal in mararkaqaarragganimadumeelcidhiiyakujirto; ooweykugukalifaysaa wax aanaddoonteenhadaadwaxaaaddoonaysosamaankuheli la hayd.


Gunaanad :

Carabtuwaadawladofarabadanoomidowiyojimciyadleh, simarkaad u eegtodhamaantoodwaawadacarab; habfikirka, dhaqankaguud, iyodiintaintabawaynukalasimanahay, hadii la yidhaahdocaraboodhamihal-dawlad ah ha noqotosuurta-gal maaha; hadabasi la mid ah waxa sax iyoqurux ah in soomaalinoqoto 5 dawladoodookalamadaxbanaanoowallaaloisgarabsado ah oojimciyadguudleh; laf jab iyouurkutaaloayey Somaliland iyoshacabkeedakutahay 27 sanoooaqoonsila’aaniyogo’doondunidakagajirtoiyadootolkeedooaqoonsankaraahareerahakaxigaan!! taasiwaxa ay kuimanaysaatahaynasidasharafkukujiro Somaliland oo Somalia iyoDjabuutilabadubasibuuxdahadh cad u aqoonsadaansi ay dunidainteedakalana u aqoonsadaaninsha’allah.



Dr.khadar -Libaaxley
Regional political analysts




FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS