[Akhriso] Wararkii U Dambeeyay Ee Xaalada Tuke-raq Iyo Dagaal Aan Toos Ahayn Oo Wali Socda

0
Wednesday 16th May 2018 10:52:41 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1745
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso] Wararkii U Dambeeyay Ee Xaalada Tuke-raq Iyo Dagaal Aan Toos Ahayn Oo Wali Socda

    [Akhriso] Wararkii U Dambeeyay Ee Xaalada Tuke-raq Iyo Dagaal Aan Toos Ahayn Oo Wali Socda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Akhriso] Wararkii U Dambeeyay Ee Xaalada Tuke-raq Iyo Dagaal Aan Toos Ahayn Oo Wali Socda





Wararkii u dambeeeyay ee aan saaka ka helayno deegaanka Tuke-raq iyo aageeda ayaa sheegaya in dagaal toos ah aanu halkaasi ka socon , Laakiin labada dhinac ayaa hub isku tuurtuurayaan, iyadoo qolaba meesheeda joogto .




Gurmad ciidan ayaa labada dhinacba u kala yimdid, Waxaana suuragal ah inuu mar walba bilowdo dagaal.



Dadka reer guuraaga ah ayaa ka cararaya dhulka baadiyaha ah ee lagudagaaladu ka socdaan,.


Kala soco shabakadda Karinnews wixii warar ah ee soo kordha

LATEST NEWS