Maxaabiistii Puntland Dagaalka Lagaga Soo Qabtay Shalay Oo La Sheegay In Qeybtii Ugu Horreysay Burco La Soo Gaadhsiiyey

0
Wednesday 16th May 2018 13:02:57 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1990
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaabiistii Puntland Dagaalka Lagaga Soo Qabtay Shalay Oo La Sheegay In Qeybtii Ugu Horreysay Burco La Soo Gaadhsiiyey

    Maxaabiistii Puntland Dagaalka Lagaga Soo Qabtay Shalay Oo La Sheegay In Qeybtii Ugu Horreysay Burco La Soo Gaadhsiiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaabiistii Puntland Dagaalka Lagaga Soo Qabtay Shalay Oo La Sheegay In Qeybtii Ugu Horreysay Burco La Soo Gaadhsiiyey




Burco (Karin News):- Maxaabiis tiradoodu dhan tahay 31 soddon iyo kaw maxbuus ayaa la sheegay in la soo gaadhsiiyey jeelka weyn ee magaalada burco sida uu sheegay qof goobjooge ah, 



In kastoo dhimashada ciidammada Puntland ay soo gaadhay la sheegay 54 konton iyo afar islamarkaana ay ku jiraan 6 taliye ciidan oo militeri ah. Sidoo kale dhaawaca ciidamada federaalka soomaaliya ee puntland ayaa la sheegay in ay dhan tahay 73 todobaatan iyo saddex halka 8 sideed baabuur lagaga gubay dagaalkii shalay ciidmadaaasi, 



waxaana lagu qabtay sida wararku sheegayaan 14 baabuur ama tikniko oo ay ku jiraan 2 kaare oo shaqeynaya. 

 Karin News
LATEST NEWS