[War Hadda Ah] Sadexda Xisbi Ee Somaliland Oo Hadda Si Toos Ah Ula Hadlay Warbaahinta Iyo Ciidanka Qaranka Oo Ay Is Garab Taageen.

0
Wednesday 16th May 2018 13:04:51 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Hadda Ah] Sadexda Xisbi Ee Somaliland Oo Hadda Si Toos Ah Ula Hadlay Warbaahinta Iyo Ciidanka Qaranka Oo Ay Is Garab Taageen.

    Sadexda Xisbi Ee Somaliland Oo Hadda Si Toos Ah Ula Hadlay Warbaahinta Iyo Ciidanka Qaranka Oo Ay Is Garab Taageen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sadexda Xisbi Ee Somaliland Oo Hadda Si Toos Ah Ula Hadlay Warbaahinta Iyo Ciidanka Qaranka Oo Ay Is Garab Taageen.

Saddexda xisbi ee Somaliland ayaa maanta si wajir ah warbaahinta ula hadlay, waxana ay shacabka ugu baaqeen in lays garab taago Ciidamada Somaliland oo sida ay sheegeen Dawladda Soomaaliya weerar ku soo qaaday maalintii shalay.


Afhayeenka xisbiga Waddani Mahdi Ibraahim Buuba, guddoomiye ku-xigeenka Kulmiye Axmed Cabdi Dheere iyo guddoomiyaha golaha dhexe ee UCID Maxamuud Cali Jiir, ayaa baaqaasi diray.



Dhamaan xubnahan ayaa sheegay in qaranimada somaliland lama taabtan tahay isla markaana ay ka midaysan yihiin dhanka qaramada ee aanay u kala safan mucaarad iyo muxaafadtoona waxaana ay hanbalyeeyeen ciidanka qaranka oo ay sheegeen inay bar bar taagan yihiin.


LATEST NEWS