[War Naxdin Ah] Ciidankii Somaliland Ee Dagaalka Puntland Ku Dhaawac-May Oo Dhakhtarka Burco La Keenay Iyo Maamulka Caafimaadka Oo Dawooyinkii Ka Xidhay [Xaalad Halis Ah]

0
Wednesday 16th May 2018 14:31:01 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 2048
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [War Naxdin Ah] Ciidankii Somaliland Ee Dagaalka Puntland Ku Dhaawac-May Oo Dhakhtarka Burco La Keenay Iyo Maamulka Caafimaadka Oo Dawooyinkii Ka Xidhay [Xaalad Halis Ah]

    Ciidankii Somaliland Ee Dagaalka Puntland Ku Dhaawac-May Oo Dhakhtarka Burco La Keenay Iyo Maamulka Caafimaadka Oo Dawooyinkii Ka Xidhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidankii Somaliland Ee Dagaalka Puntland Ku Dhaawac-May Oo Dhakhtarka Burco La Keenay Iyo Maamulka Caafimaadka Oo Dawooyinkii Ka Xidhay

Ciidankii ku soo dhaawacmay dagaalkii maamulka puntland iyo somaliland oo la keenay cisbitaalka magaaladda burco ayaan ilaa iminka maamulka gobolka ee bahda caafimaadku aanay waxba u qaban waxaana goob joogayaal ku sugan cisbitaalka burco noo xaqiijiyeen in ciidanka dawadooda dibada laga soo iibinaayo


Goob jooge aan la xidhiidhnay ayaa noo xaqiijiyay in xaalada caafimaad ee ciidanka lagula tacaali lahaa weli la hor taagan yahay wuxuuna sheegay in farmasiiga dhakhtarka ku dhex yaal cisbitaalka uu diiday in dawooyinka ciidanka bixiyo waxaana uu sheegay in maamulka caafimaadku ku amray inaanu waxba bixin isla markaana xaaladii ciidanka meel adag marayso wuxuuna intaa ku daray in ciidanka aan cidi la joogin u soo adeegta isla markaana ay u baahan yihiin gacan qabasho



Goob joogaha ayaa noo xaqiijiyay inay cunto la soo gaadhsiiyay ciidanka dhaawaca ay haayad siisay wuxuuna sheegay in ciidanka qaranku lacag u keeneen isla markaana xaaladooda caafimaad ay aad u liidato wuxuuna inta ku daray in iminka xildhibaan bidhi uu yimi goobta isla markaana uu badhasaabka la xidhiidhay waxaana la filayaa inuu badhasaabku soo gaadho goobta


Ilaa iminka goob jooguhu wuxuu aad uga dayriyay xaaladda caafimaad ee ciidanka qaran eek u sugan cisbitaalka magaaladda burco.

LATEST NEWS