Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Maamul-goboleedyada Soomaaliya Oo Dagaalkii Tuke-raq Lagaga Hadlay Xilli Somaliland Lagu Eedeyay. [Akhriso]

0
Wednesday 16th May 2018 16:09:50 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Maamul-goboleedyada Soomaaliya Oo Dagaalkii Tuke-raq Lagaga Hadlay Xilli Somaliland Lagu Eedeyay. [Akhriso]

    Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Maamul-goboleedyada Soomaaliya Oo Dagaalkii Tuke-raq Lagaga Hadlay Xilli Somaliland Lagu Eedeyay. [Akhriso]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Maamul-goboleedyada Soomaaliya Oo Dagaalkii Tuke-raq Lagaga Hadlay Xilli Somaliland Lagu Eedeyay. [Akhriso]




Shir ay lahayeen maamul goboleedyada Soomaaliya oo maalmahan ba ka socday magaaalda Baydhabo oo ku magacaaban xarunta maamulka Koonfur-galbeed ayaa qodobadkii kasoo baxay waxa lagu sheegay in Jamhuuriyadda Somaliland duulaan ku tahay dhul ay leedahay Puntland.



Qodobkan ayaa xoojinaya hadaladii dawladda Somaliland hore u sheegi jirtay ee ahaa in Soomaaliya u dhantahay duulaanka ay ka wadaan xadka ay la leeyihiin Jamhuuriyadda Somaliland.

Image may contain: text


Image may contain: text

Image may contain: text

LATEST NEWS