Taliyaha Ciidamada Dab-damiska Oo Sheegay Inaan Cidi U Gurman Markay Hawlaha Adag Ee Deg dega ah Ay Ku Jiraan

0
Wednesday 16th May 2018 19:53:09 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidamada Dab-damiska Oo Sheegay Inaan Cidi U Gurman Markay Hawlaha Adag Ee Deg dega ah Ay Ku Jiraan

    Taliyaha Ciidamada Dab-damiska Oo Sheegay Inaan Cidi U Gurman Markay Hawlaha Adag Ee Deg dega ah Ay Ku Jiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidamada Dab-damiska Oo Sheegay Inaan Cidi U Gurman Markay Hawlaha Adag Ee Deg dega ah Ay Ku Jiraan


Hargeysa (Karin News):- Taliyaha ciidanka Dab-demiska Somaliland Jen. Axmed Maxamed Xasan (Sawaaxili) ayaa waxaa uu sheegay in aanay jirin cid ka caawisa hawl-gallada degdega ah ee ay kula tacaalaan Musiibooyinka uu dabku kamid yahay;

"Maanta iyo mar walba annagu cidlaanu taaganahay cid noo soo gurmataa ma jirto markaanu hawl-gallada ku jirno wakaalad koronto nooma soo gurmato, wakaalad biyo nooma soo gurmato, ciidanka taraafikaduna nooma soo gurmadaan, dhakhaatiirta gargaarka degdega ahina nooma soo gurmadaan. Markaa inaasi oo shaqo iskuma kari karno runtaan idiin sheegayaaye." ayuu yidhi Taliye Sawaaxili



Wariye Khaalid Foodhaadhi 

LATEST NEWS