Somaliland Waxay Saboolka tahay Siyaasiyiinta ee Shacabku wuu Midaysanyahay.

0
Saturday 7th July 2018 12:33:12 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Waxay Saboolka tahay Siyaasiyiinta ee Shacabku wuu Midaysanyahay.

    Somaliland beello shira, oo Siyaasad ka hadla umma baahna, lkn Waxay u baahantay In Wixii khalad ah ama tabasho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland beello shira, oo Siyaasad ka hadla umma baahna, lkn Waxay u baahantay In Wixii khalad ah ama tabasho
 Saami qaybsi Siyaasadeed ah ee jira Xukuumadda dawayso, Si loo hello bulsho mid ah oo Cadawgeeda meel uga soo wadda jeeda horumar taamana higsata.

Inta badan bulshada Somaliland way ka Midaysanyihiin Jiritaanka iyo qaranimada Somaliland ee la, mahadiyay, wayna ogyihiin hadaantii dheerayd iyo humaaggii ay ku hodmeen Muddadii Somaliland Ku jirtay midnimadii kumeel gaadhka ahayd ee lagu hungoobay, lkn Somaliland wali waxay Sabool ka tahay Siyaasiyiinta oo Aan la,hayn hadaf iyo hoggaamin ay Ku hantaan quluubta shacabka Somaliland oo ah shacab ay ka go,antahay In ay Noqdaan qaran higsada asaagiisa duruuftu ka reebtay.


Sidoo kale Somaliland Maanta Waxay leedahay Cadaw Muuqda iyo mid qarsoonba kaas oo maleegaya dhagaro iyo Miinooyin u dhigayo jidka Somaliland Ugu Socoto horumarka iyo haybad qaranimo oo buuxda, Sidaa darteed Madaxweynaha iyo kaadiriintiisaba waxaa la' gudboon In ay Si buuxda u dersaan Nockasta oo tabasho ah Si loo gufeeyo goldaloolooyinka gudaha ka jira, loona hello qaran Israacsan oo meel u wadda jeeda Islamarkaana loo waabiyo hanqal taaga Cadawga Somaliland ee doonaya In uu hagaaso qarankan dhiiga ku Jooga.

Burco
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS