Maayirka Hargeysa Boqor iyo Budhcad Badeed

0
Saturday 7th July 2018 14:24:39 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayirka Hargeysa Boqor iyo Budhcad Badeed

    Maayirka Hargeysa Boqor iyo Budhcad Badeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayirka Hargeysa Boqor iyo Budhcad Badeed

Boqorkii Alexander ee Dunida Badhkeed Furtay Ciidamadiisa Soo Qabtay Nin Budhcad Badeed ahAlexander ayaa la Hor Keenay

Boqorkii Ayaa Weydiiyay Sideed ugu Dhacdaa Inaad Badda Wareeriso ?
Budhcad-Badeedkii Wuxu ku Jawaabay Anigu Doon -Yar Ayaan Badda ku Weeraraa Waxa la Yidhaa Budhcad-Badeed

Adiguna Maraakiib iyo Hub Culus Ayaad Ku Furataa Dad iyo Dalal Dhan Waxaa Lagu Yidhaa Boqorkii Boqorada !!!


Sheekaba Sheeko Ayay Keentaa,Wadaad Ganacsade ah oo Ku Jira Dadka Somaliland Soo Dhawaysay Wuxuu Laaluush Qaate ku Tilmaamay Askari u Shaqeey Dhawr Cisho oo u Siiyay $40 !!!


Wadaadka Waxa Ku Maqan Cashuur Badaniyo Somaliland oo ka Khajilo Magaceeda



Askarigu Horaantii Marna Jabhad Ayuu ahaa Marna Habeen oo dhan Somaliland Siday u Seexan Lahayd ayuu u Soo Jeeday 10 ubad ah ayuu Dhalay Musharkiisa uu Qaato waa la Ogyahay "Ilaahay Ayuu Leeyahay"


Waxaan Uga Socdaa Ninka $50 Qaata Waa La Xidhaa, Ninka Hantidii iyo Dhulkii Caasimada ku Tagrifala "Danta Guud" Waxaanu ugu Yeedhinaa MAAYIRKII MAAYIRADA waa ayaan daro dadkayga haysata


Maqaalo Hordhac ah oo Loogu Hiilin Doono Muwaadinka Caasimada kuDulman


Maxamed Xoosh

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS