Maayirka Hargeysa Madaxda Iyo Shacabka

0
Monday 9th July 2018 14:59:41 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayirka Hargeysa Madaxda Iyo Shacabka

    Maayirka Hargeysa Madaxda Iyo Shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayirka Hargeysa Madaxda Iyo Shacabka

Hoogaaamiyihii Hore eeSingaporeLee Kuan Yew Booqasho uu Ku Tegay Caasimad Afrikaan ah oo Dayacan Wuxuu Yidhi

"Magaaladan Ama G/Deegaanka Ayaa Tuug ah Ama Shacabka ayaa Doqon ah"

Caasimada Somaliland Labada Tilmaamoodba Wey Haleeleen Shacabku Marka uu Dib u Soo Doorto Gole Deegaan oo Sidan oo Kale ah Yaanay Cid Kale Eersan !

Waan Garan Karaa In Ay Adagtahay In La Doorto Hormood Hargeysa Ka Saara Dhibtan Ku Habsatay, Ama Ugu Yaraan Dadka Hadal Ku QANCIYA oo u Sheega Dhibta Hortaal "Xirsi Ayaan Ahayn Maayir"

Maamulka Wanaagsan Waxaad Ku Garan Kartaa Marka uu La Taliyaasha Badsado Weliba Farsamada Uga Aqoon Badan

Maayir Hadii Maamul Xumada Iyo Jahwareerka Siyaasadeed ee Jiraa kuu Xil Qariyay, Xilka Ayaan Ku Qarinayn oo Kusoo Tufaaya

Maqaalo Hordhac ah oo Loogu Hiilinaayo Muwaadinka Caasimada ku DULMAN

Alahuma Inii Balaqtu Fashhad

Maxamed Xoosh


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS