Sirihii Ugu Cuslaa Oo Madaxweynihii Soomaalida Itoobiya Iminka Qarxiyey Iyo Sida Loo Khasbi Jiray Muddadii Uu Xilka Hayey [War Dheeraad Ah:-]

0
Thursday 12th July 2018 14:38:19 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sirihii Ugu Cuslaa Oo Madaxweynihii Soomaalida Itoobiya Iminka Qarxiyey Iyo Sida Loo Khasbi Jiray Muddadii Uu Xilka Hayey [War Dheeraad Ah:-]

    Sirihii Ugu Cuslaa Oo Madaxweynihii Soomaalida Itoobiya Iminka Qarxiyey Iyo Sida Loo Khasbi Jiray Muddadii Uu Xilka Hayey War Dheeraad Ah:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sirihii Ugu Cuslaa Oo Madaxweynihii Soomaalida Itoobiya Iminka Qarxiyey Iyo Sida Loo Khasbi Jiray Muddadii Uu Xilka Hayey War Dheeraad Ah:-


 

 


Jig-jiga (Karin News):- Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mudane Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa ku eedeeyey madaxii hore ee hay'adda sirdoonka Itoobiya, Getachew Assefa, inuu "cabsi galin iyo hanjabaad" ka waday deegaannadooda.

Madaxweyne  Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay in Getachew uu u dhaqmi jiray si ka baxsan nidaamka dalka iyo midka xisbiga uu ka tirsanaa ee talada dalka hayay.





"Muddadii dheereyd ee uu xilka soo hayey wuxuu deegaanka soomaalida Itoobiya ku hayey "faragelin" aan geed loogu soo gabban oo weliba sharci darro ah..Faragelintiisuna waxay gaadhay heer uu shaqsiyaad madaxweynenimo u soo magacaabo oo ay xafiiska iigu yimaaddaan iyaga oo leh madaxweynenimo ayuu Getachew Assefa ii soo magacaabay" ayuu sii raaciyey" ayuu yidhi Cabdi Maxamuud Cumar.


Wuxuu u warramay warbaahinta DDSI.

 



LATEST NEWS