[DEG DEG:-] Madaxtooyada Somaliland Oo War Cusubi Ka Soo Baxay Iminka Iyo Madaxweyne Biixi Oo Goob Joog Ah [Maxaa Soo Kordhay?]

0
Thursday 12th July 2018 15:26:50 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 2384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Madaxtooyada Somaliland Oo War Cusubi Ka Soo Baxay Iminka Iyo Madaxweyne Biixi Oo Goob Joog Ah [Maxaa Soo Kordhay?]

    DEG DEG:- Madaxtooyada Somaliland Oo War Cusubi Ka Soo Baxay Iminka Iyo Madaxweyne Biixi Oo Goob Joog Ah Maxaa Soo Kordhay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Madaxtooyada Somaliland Oo War Cusubi Ka Soo Baxay Iminka Iyo Madaxweyne Biixi Oo Goob Joog Ah Maxaa Soo Kordhay?



WAR-SAXAAFADEED: 12/07/2018

Kal-fadhigii 16-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa diiradda lagu saaray tayeynta horumarinta waxbarashada dalka, xooggana loo saari lahaa, tababarrada macalimiinta, agabka waxbarashada, dhiirrigelinta dugsiyada farsamada gacanta iyo in dugsiyada gaarka loo leeyahay ay raacaan manhajka qaranka loo dejiyey.

Taabbo-gelinta tababarrada macalimiinta oo muhiim u ah aas-aaska waxbarashada, iyada oo kor loo qaadayo xirfaddooda aqooneed, lana tayeynayo agabyada waxbarashada.





Iyadoo laga duulayo muhiimadda dugsiyada farsamada gacantu u leeyihiin shaqo abuurka iyo barashada xirfadaha kala duwan, waxay xukuumaddu hawlgelinaysaa dhammaan dugsiyadii farsamada gacanta ee dalka, si loo kobciyo mihnada aqoonta bulshada.

Waxa kale oo goluhu isla qaatay in waxbarashada gaarka loo leeyahay lagu dabbaqo manhajka qaranka Somaliland, si loo mideeyo waxbarashada dalka.

ALLAA MAHAD LEH






Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 6 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

LATEST NEWS