[War Deg Deg Ah:-] Amb Baashe Oo Safaaradda Somaliland Ee Kenya Ku Soo Casuumay Madaxda Kenya Ugu Sareysa

0
Wednesday 19th September 2018 12:03:28 in Wararkii Maanta by Xafiiska Sare
  • Visits: 941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah:-] Amb Baashe Oo Safaaradda Somaliland Ee Kenya Ku Soo Casuumay Madaxda Kenya Ugu Sareysa

    War Deg Deg Ah:- Amb Baashe Oo Safaaradda Somaliland Ee Kenya Ku Soo Casuumay Madaxda Kenya Ugu Sareysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Amb Baashe Oo Safaaradda Somaliland Ee Kenya Ku Soo Casuumay Madaxda Kenya Ugu Sareysa




Nairobi (Karin News):- Safiirka somaliland ee waddanka kenya Ambassador Baashe Cawil Xaaji Cumar ayaa safaaradda somaliland ku soo casuumay hogaamiyaa Xisbiga muxaafidka ah ee aqalka baarlamaanka Mudane Aden Bare Duale oo markaasi ah ninka saddexaad ee xasaanadda dalka kenya ugu sarreysa haysta.



Sidoo kale kale Ambassador baashe cawil xaaji cumar ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee somaliland yeelato ee waddanka kenya ee muddo todobaad gudihii ah safaaradda somaliland ee kenya iskugu keenay madaxda urur goboleedka IGAD, madaxda dalka kenya ugu sarreysa, in kastoo safiir baashe cawil xaji cumar lagu xasuusto waddanka imaaraadka carabta iyo somaliland , haddana waxaa laga filanayaa todobaadyada soo socda in amb baashe uu noqon doono safiirka somaliland ee wadamada afrikaanka ku soo xidha somaliland si ay somaliland u hesho wadamo badan oo ay saaxiib dhow la noqoto.






Karin News




LATEST NEWS