MUDANE MADAXWAYNE: Ardayda Sanaag Ha La Xaal iyo Xaq Mariyo

0
Wednesday 3rd October 2018 11:55:39 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUDANE MADAXWAYNE: Ardayda Sanaag Ha La Xaal iyo Xaq Mariyo

    Somaliland dad badan ayaa TVGA iyo Jaraidka soo gala oo ka cawda dhibaatooyin iyo xaqdarro ay tirsanayaan – aad ayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland dad badan ayaa TVGA iyo Jaraidka soo gala oo ka cawda dhibaatooyin iyo xaqdarro ay tirsanayaan – aad ayaan

dadyawgaa iyo cabashadooda u dhagastaa . Waxa laga yaabaa in ay dadka acabanaya garleeyihiin ama inay iyagu gar-daranyhiin. Haseyeeshe,3 arrinood ayaamuhiim ah:

KOW: heerka ay dhibatada laga cabanaya agaadhsiisan tahay amma siday lafa-jab u tahay. LABA:Tirada dadka ay saamayso dhibaatada lagacabanayaa. SADDEX: Cidda cabanaysaa qaabka ay garteeda u naqsatto.





Gobolka Sanaag ,gaarahaan magaalada Ceerigaabo, cabashadii ugu cuslayd ayaa ka sooyeedhay-marka la raaco saddexdamiisaan (criteria ) een korkusheegay.KOW: 10 arday oo mid waliba 16 sanno hooyo iyo aabbo ku soo dhabarjabeen ayaa si badheedhah xad-gudubkiiuguwaynaalagulakacay.10kii kursieesanaagloogaqoondeeyay100kii kursieeyEthipiakudeeqdayayaameelkale lalamaray( sidaykudoodayaan).LABA:Waakhasaare 480 sannadoodkuqiimaysan(10x16x3 –arday, hooyoiyoabbo). SADDEX: ReerSanaag( Dhaqan, MadaxdiiJaamacadahaiyoDhalin) waxayqabteenshirar ay siqurux badanusooabaabuleen . Doodhufanoohagaagsaniyo hadal qiimoiyoquruxbalehayayummdddakulahadleen. Qofkiiinuundamiirlahaaarrinkawuu ka gubtay.

Madaxwaye: fariintuwaxaytahay :Waxaa la yidhi : HaaniGunbay Ka tollantaa . Madaxmeel ka sarraysa oo la salaaxaa ma jirto: DulmigaardaydaCeerigaabokudhacay wax ka qabo. Ciddiidhibtaagaysataynaummda ka qabo.

Qore: XasanCabi Yare

Hargeisa ,Badda Cas


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS