Farxiya Kabayare Oo Go'aansatay Inay Somaliland U Soo Guurto Iyada Iyo Farxiya Fiska Caruurtoodana Ku Korsadaan [Top Series:-]

0
Wednesday 10th October 2018 13:03:16 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1866
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farxiya Kabayare Oo Go'aansatay Inay Somaliland U Soo Guurto Iyada Iyo Farxiya Fiska Caruurtoodana Ku Korsadaan [Top Series:-]

    Farxiya Kabayare Oo Go'aansatay Inay Somaliland U Soo Guurto Iyada Iyo Farxiya Fiska Caruurtoodana Ku Korsadaan Top Series:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farxiya Kabayare Oo Go'aansatay Inay Somaliland U Soo Guurto Iyada Iyo Farxiya Fiska Caruurtoodana Ku Korsadaan Top Series:-










Minneapolis (Karin News):- Fanaanadda caanka ah ee farxiyo kabayare ayaa iminka boggeeda facebook ku shaacisay warbixin qoraal ah oo ay ku sheegayso inay Somaliland degayso oo ay ka soo guureyso waddanka mareykanka oo ay deganayd waayihii dambe, waxaa kale oo ay farxiya kabayare sheegtay in fanaanadda kale ee farxiya fiska ay iyaduna ka guureyso ingriiska islamarkaana ay hargeysa wada degayaan farxiya kabayare kuna korsanayaan caruurtooda ku dhalatay ingiriiska iyo mareykanka..

 

 

Halkan hoose ka akhriso sida ay farxiya kabayare uga hadashay mustaqbalkeeda hargeysa iyo Somaliland .

Karin News





 

LATEST NEWS