Magacaabid xilal cosub maamulka waqooyiga soomaaliya

0
Wednesday 10th October 2018 14:05:43 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacaabid xilal cosub maamulka waqooyiga soomaaliya

    waxa maanta wareegto oo summadeedu tahay MWS/XK/ED/004-09/10/2018, uu ku magacaaban 8 masuul.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa maanta wareegto oo summadeedu tahay MWS/XK/ED/004-09/10/2018, uu ku magacaaban 8 masuul.
Wareegto Madaxtooyadda

Magacaabid

Markaan Aragnay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;


Markaan ku Qanacnay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;


Markaan la sameeyay: La-tashi Ballaadhan;
 

Waxaan Go'aaminay:

In laga bilaabo taariikhda maanta aanu xilalkan u magacaabnay masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:


1- gudoomiyaha golaha guurtida maamulka mudane abubakar cilmi wabar....

2- wasiirka macdanta mudane dr salebaan ciise axmed xagalatusiye....

3- wasiirka beeraha qareen mudane cabdiwaaxid qalinle .....

4- wasiirka ganacsiga mudane muniir axmed cigaal....

5-wasiirka dalxiiska mudane siciid xaaji axmed.....

6- wasiirka arimaha qoyska marwo maariya axmed maxamed.....

7- wasiirka warshadeynta mudane siciid cali olol ....

8- abanduulaha ciidamada maamulka Col.Jibriil Cali salaad.....

ALLAA MAHAD LEH
Madaxtooyadda maamulka waqooyiga soomaaliya....

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS