[DEG DEG:-] Reer Garoowe Oo Bilaabay Qax Iyo Dhaq-dhaqaaq Cusub Ka Dib Hadalkii Baarlamaanka Somaliland

0
Wednesday 10th October 2018 19:00:06 in Wararkii Maanta by Xafiiska Sare
  • Visits: 1815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Reer Garoowe Oo Bilaabay Qax Iyo Dhaq-dhaqaaq Cusub Ka Dib Hadalkii Baarlamaanka Somaliland

    [DEG DEG:-] Reer Garoowe Oo Bilaabay Qax Iyo Dhaq-dhaqaaq Cusub Ka Dib Hadalkii Baarlamaanka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:-] Reer Garoowe Oo Bilaabay Qax Iyo Dhaq-dhaqaaq Cusub Ka Dib Hadalkii Baarlamaanka Somaliland












Hargeysa (Karin News):- Maanta ayay ahayd markii ay xubno ka tirsan baarlamaanka somaliland ay digniin iyo baaqba u direen shacabka ku dhaqan magaalada garoowe, xubnahaas baarlamanka ah ayaa sheegay in dagaal cusub oo qadhaadh ay ku qaadayaan maamulka cabdiweli gaas oo gaadmo cusub u geystay ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan magaalada tukeraq islamarkaana 1 askari ku dilay.



Dadweynaha ayaa bilaabay dhaq-dhaqaaq cusub oo maleynayo inuu yahay qax cusub oo ay durtaba bilaabeen, waxaana hadalkan xildhibaanada somaliland uu baqdin iyo cabsi ku abuuray maamulka gaas iyo shacabka ku dhaqan magaalada garoowe, xaaladda iyo jawiga guud ee garoowe ayaa lagu soo waramaya inuu bedelmay ka dib dhawaaqa cusub ee golaha wakiilada somaliland ka soo yeedhay, lama oga wakhtiga kama dambeysta ah ee ay somaliland dagaal ku qaadeyso maamulka gaas iyo maleeshiyaadkiisa.


Karin News Kala Soco Wixii War Ah Ee Xaaladdan Ku Soo Kordha..




LATEST NEWS