[War Deg Deg Ah:—] Waddooyinkii Madaxtooyada Somaliland Oo Ciidamo Culus La Dhigay Iyo Warbaahintii Oo Loo Yeedhay

0
Thursday 11th October 2018 09:39:10 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah:—] Waddooyinkii Madaxtooyada Somaliland Oo Ciidamo Culus La Dhigay Iyo Warbaahintii Oo Loo Yeedhay

    War Deg Deg Ah:— Waddooyinkii Madaxtooyada Somaliland Oo Ciidamo Culus La Dhigay Iyo Warbaahintii Oo Loo Yeedhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:— Waddooyinkii Madaxtooyada Somaliland Oo Ciidamo Culus La Dhigay Iyo Warbaahintii Oo Loo Yeedhay


 

















Hargeysa (Karin News):—  Mgaalada Hargeysa ayaa saaka ku waabariisatey inta badan wadooyinka soo gala madaxtooyada Somaliland oo xidhan islamarkaana la dhigay ciidamada ammaanka gaar ahaan kuwooda ku sugan caasimadda .


Ujeedada ugu weyn ee wadooyinka loo xidhay ayaa ah in maanta madaxtooyada Somaliland lagu qaban doono xaflad loogu dabaal degaayo Balaadhinta ay dekada Berbera ku sameyn doonto  shirkada Dp World  taas oo uu shalay soo dhagax dhigay madaxweyne ku xigeenka  somaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici. 



Sidoo kale  xafladan waxaa ka soo  qeyb gali doona masuulyiin kala duwan oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddiisa, waxaa kale oo xafladdan lagu abaal marin doonaa dadkii kasoo shaqeeyay contract-gii dekeda berbera iyo soo dhaweynta masuuliyiinta dp world. 



Karin News 

LATEST NEWS