Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Addis Ababa, 8 Wasiir Oo Dawladda Itoobiya Ka Tirsanaa Oo Liiska Golaha Laga Saaray

0
Thursday 11th October 2018 10:56:57 in Wararkii Maanta by Xafiiska Sare
  • Visits: 956
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Addis Ababa, 8 Wasiir Oo Dawladda Itoobiya Ka Tirsanaa Oo Liiska Golaha Laga Saaray

    Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Addis Ababa, 8 Wasiir Oo Dawladda Itoobiya Ka Tirsanaa Oo Liiska Golaha Laga Saaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Addis Ababa, 8 Wasiir Oo Dawladda Itoobiya Ka Tirsanaa Oo Liiska Golaha Laga Saaray





Addis Ababa(Karin News):— Wararka naga soo gaadhaya magaalada addis ababa ee xarunta dalka itoobiya ayaa sheegaya in  Fadhigii shalay ee golaha wasiirrada Itoobiya  lagu ansixiyay xeer dib loogu eegayo qaab dhismeedka waaxda fulinta ee dawladda Itoobiya. Golaha ayaa sharciga u gudbiyay golaha baarlamaanka si uu uga doodo una ansixiyo.

Sida uu sheegay madaxa xafiiska ra’isal wasaaraha Mr Fitsum Arega waxa golaha wasiirrada oo ahaa 28 laga dhigay 20 xubnood taas oo ku salaysan mudnaanta dawladda.

Ra’isal wasaaraha cusub ee Itoobiya ayaa wada dib u habayn balaadhan oo dalka oo dhan saamaysay iyada oo ay baal socdaan caqabado ammaan darro iyo iska caabino siyaasadeed.





Karin News 

LATEST NEWS