maareeye loo mareexaaneyey laguna faragaliyo shaqadiiisa waa ii kow

0
Thursday 11th October 2018 11:36:06 in Aragtida Dadweynaha
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    maareeye loo mareexaaneyey laguna faragaliyo shaqadiiisa waa ii kow

    maanta waxa ii cadaatay inuu wadanku khatar ku jiro awoodi iyo maamulkiina uu gacanta u galay reer kaliya sidaas waxan u leeyahay beryahaasba waxan isha ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maanta waxa ii cadaatay inuu wadanku khatar ku jiro awoodi iyo maamulkiina uu gacanta u galay reer kaliya sidaas waxan u leeyahay beryahaasba waxan isha ku
hayey tacadiga iyo awoodsheegashada ka aloosan haayada wadooyinka iyo wasiir ka gadiidka oo u awood sheegtay mareeyaha haayada wadooyinka isla mar ahaantaana shaqado u dhaqaqaba waxa si aan gabasho lahayn uga hor imanaya wasiirka gadiidka oo isku halayn ka hasta madaxweynaha

somaliland maanta badbaado ayey u baahantahay shaly oo ugu danbasay mareeyaha wadoyinka aya wuxu macaabis iyo isku badal ku samyey shaqlaha haayada wadooyinka isla mar ahantana waxa si cad uga hor yimid wasiirka gadiidka oo diiday inuu saxeexo isku badalkaas
halkay ka timid awooda intaas leeki
mise mareeyaha waa loo mareexaneyey .......

wadanku badbaado qaran ayuu u baahanyahay been maaha
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS