[Akhriso:-] Sida Cali Guray Uga Hadlay Weerarkii Taliye Nuux Taani Ee Ceerigaabo Iyo Kii Tuke-raq + Dagaal Cusubna Raba Inuu Dhaco

0
Thursday 11th October 2018 12:58:49 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 2640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Sida Cali Guray Uga Hadlay Weerarkii Taliye Nuux Taani Ee Ceerigaabo Iyo Kii Tuke-raq + Dagaal Cusubna Raba Inuu Dhaco

    Akhriso:- Sida Cali Guray Uga Hadlay Weerarkii Taliye Nuux Taani Ee Ceerigaabo Iyo Kii Tuke-raq + Dagaal Cusubna Raba Inuu Dhaco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso:- Sida Cali Guray Uga Hadlay Weerarkii Taliye Nuux Taani Ee Ceerigaabo Iyo Kii Tuke-raq + Dagaal Cusubna Raba Inuu Dhaco




Hargeysa (Karin News):- Cali guray ayaa si cadho leh uga hadlay labadii dhacdo ee ceerigaabo iyo tuke-raq, kuwaas oo kala ahaa weerarkii suuga ee taliye nuux taani ee maleeshiyada beesha habar yoonis ee buuruhu ku soo rideen iyo weerarkii tuke-raq ee ciidamada qaranka lagaga dilay 1 ka askari oo markaasi isku mar dhacay , cali guray waxaa kale uu ka hadlayaa xubnaha wakiilada Somaliland ee shalay ugu baaqay reer garoowe inay ka qaxaan magaalada garoowe islamrkaana ka sii urursadaan caruurtooda iyo hantiga ka yaala.

 

 

Cali guray ayaa facebook-giisu ku faafiyey qoraalkan .










LATEST NEWS