Qaran-dhisku waxa uu ku yimaaddaa is-oggolaanshiyaha ummadda...W/Q Maxamed Xaaji

0
Saturday 3rd November 2018 12:02:58 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaran-dhisku waxa uu ku yimaaddaa is-oggolaanshiyaha ummadda...W/Q Maxamed Xaaji

    Qaran-dhisku waxa uu ku yimaaddaa is-oggolaanshiyaha ummadda...W/Q Maxamed Xaaji

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaran-dhisku waxa uu ku yimaaddaa is-oggolaanshiyaha ummadda...W/Q Maxamed Xaaji

Qaran-dhisku waxa uu ku yimaaddaa is-oggolaanshiyaha ummadda. is-oggolaanshiyaha ummaddana waxa keliya ee keeni karaa waa dawladda, mucaaridka iyo inta indheer-garadka ah oo wanaagga iyo wax isku ahaanshiyaha shacabka biirisa.


Midnimada ummadda wax diciifiya ayaa jira. In taa la fahmo oo ciriqeeda la saaro ayaa danta saxda ahi ku jirtaa. Si wal oo ay dawladnimadu u dedaasho haddii aan midnimo ummadeed la gu kaalmaynin hawlaha qaran-dhiska iyo dedaalka dawladnimadu ma muuqdaan.

Tabaca dawladaha waxa qurxiya midnimada ummadda. Midnimada ummaddana waxa ugu weyn ee la gu kasbaa waa siyaasad wada socota oo dan ku midaysan. Siyaasad arrimo dibadeed oo ay goonyaha ka joogaan dadka qaranka wada leh iyo hay'aadka dawliga ah ee mucaarid iyo muxaafidba leh.

 

Mohamed Hagi Mohamoud


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS