Madaxwayne Biixi Waa Cayn ugale, Cadaw jabiye. Ciidan dhise, Isaga Caalamka kudaraya W/Q Xasan Maxamed Muuse

0
Wednesday 7th November 2018 12:00:37 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Burco
  • Visits: 75
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Biixi Waa Cayn ugale, Cadaw jabiye. Ciidan dhise, Isaga Caalamka kudaraya W/Q Xasan Maxamed Muuse

    Madaxwayne Muse Biihi Cabdi oo ah, Cadawjabiye, Cayn ugaleh,Ciidan dhise ayaa Maanta Caalamka, kudarikara maxaa yeelay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Muse Biihi Cabdi oo ah, Cadawjabiye, Cayn ugaleh,Ciidan dhise ayaa Maanta Caalamka, kudarikara maxaa yeelay

waxaa uu leeyahay aqoonteedii ninka caynta ugalay ee cadawga jabiyay, ee ciidanka dhisay, ayaa citiraafka keenikara, maxaayeelay aqoonsigu wuxuu ubaahanyahay, halgan aad uwayn, dhinacakaleh Madaxwayne Muuse wuxuu 40kii sano lasoo halgamay dalka, ,waxaa uuka soo qaybqatay xaalado adag oo dalku soo maray, waana hogaamiye ka saarikara xaaladkasta, oo dalka soo wajahda,dhiirane guusha walaalola ah,waxaa lagu majiirtay karti, aragti fog, waa siyaasi jookaroo jookanbadan lagalin kuwa wada dibindaabyada qaranka hadalka ugu jara aayar jooga,halkuu manta joogaa Somaliland weeyo jahlijabiye weeyaan, waa ninkii qaranka jar iyo buuro uga soo dhacee ujilibdhigay cadawga, isagaa manta ujihaynkara balanteenu waa Hormarka qaranka, ruugcadaa siyasiya

 

Waxay Somaliland jirtay mudo ku siman 28 sano, waxay halgan dheer ugashay kamidnoqoshada ama helitaanka aqoonsiga beesha caalamk, markii ladoortay Madaxwayne Biixi waxaa uu layimid tactikadii ugu waynayd oo dhinacyo badan tabanaysa, magaca Somaliland siwayn buu uga dhexmuuqday fagaarayasha beesha caalamka,waxaana sirasmiya ubaahisa Warbaahinta Caalamka Magaca iyo aqoonsiga Somaliland.

waxaana doodo iyo faaqidaado ka yeeshay barlamanka dalka ingiriiska, waxaa qadiyada Somaliland la hordhigay ururo caalamiya, sida African union,urur gobaleedka IGAD, EUROPEAN UNION

By Hasan Mohamed Muse

Tel:0634135119



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS