DEG DEG:-Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Is Casilay.

0
Wednesday 7th November 2018 18:49:31 in Wararkii Maanta
  • Visits: 317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Is Casilay.

    DEG DEG:-Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Is Casilay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:-Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Is Casilay.







 Waxaanna burburay gabi ahaanba wixii lamagaca baxay golaha iskaashiga dawlad goboleedyada.

Dhanka kale waxaa kuxayiran magaalada kismaanyo wasiiradii Abnniga gudaha maamulada dawlad goboleedyada yagoo kala shakiyey kadib markii uu kudhawaaqay iscasilaada afhayeenka golaha iskaashiga cllaahi shiikh xasan inuu burburay golihii iskaashiga dawlad goboleedyadu. Xaalka ayaa isu bedelay hooyooy khayre iga qari 






is casilay Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ka jira Cabdullaahi Sheekh Xasan ayuu laga dhawaaqay magaalda baydhabo. Hadaba sidee xaalku kunoqon doonnaa  Gaas iyo Axmed madoobe iyo xaaf caawa odayaasha tacsi baa utaal ilaahay oo aan dulayn ayey iyagu isduleeyeen.

LATEST NEWS