Maxay Ka Tidhi Amnesty International Dadkii Magaalada Muqdisho Ay Ku Xasuuqeen Ciidamada Amisom

0
Thursday 8th November 2018 09:18:09 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Ka Tidhi Amnesty International Dadkii Magaalada Muqdisho Ay Ku Xasuuqeen Ciidamada Amisom

    Maxay Ka Tidhi Amnesty International Dadkii Magaalada Muqdisho Ay Ku Xasuuqeen Ciidamada Amisom

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxay Ka Tidhi Amnesty International Dadkii Magaalada Muqdisho Ay Ku Xasuuqeen Ciidamada Amisom




Muqdisho (Karin News):- War ka soo baxay Hay’adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa waxaa looga hadlay dad Shacab oo Dhawaan lagu dilay Magaalada Muqdisho.
 
 
Hay’adda ayaa Shaaca ka qaaday in ay muhiim tahay in baadhis Deg deg ah lagu sameeyo kiis dil ah oo dhawaan ay geysteen Ciidamada AMISOM.
 
 
Sidoo kale Hay’adda ayaa sheegtay in falka ay geysteen AMISOM uu yahay mid ka baxsan xaquuqda Aadanaha, iyagoona arintaasi walaac ka muujiyay.
 
 
Maalmo ka hor ayay aheyd markii ciidamada AMISOM ay dad shacab ku dileen isgooska SOOS ee Magaalada Muqdisho




Karin News


LATEST NEWS