AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE IYO TACSIDA MARXUUM C/RAHMAN CALI BOOTAAN.

0
Thursday 8th November 2018 10:56:19 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 89
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE IYO TACSIDA MARXUUM C/RAHMAN CALI BOOTAAN.

    Anigoo ku hadlaaya magaceyga, ka xaaskeyga, iyo ka reer Cabdi Carwo waxaan tacsi u dirayaa reer Bootaan Cabdi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ku hadlaaya magaceyga, ka xaaskeyga, iyo ka reer Cabdi Carwo waxaan tacsi u dirayaa reer Bootaan Cabdi,
geerida naxdinta badan ee ku timid marxuum Cabdiraxman Cali Bootaan oo India ku geeriyooday. Waxaan si gaar ah la qaybsanayaa tiiraanyada iyo ducada reer Cali Bootaan iyo xaaskii marxuumka iyo ubadkisa. Alle ha u naxariisto qabriga ha u nuuro hana uga dhigo beer ka mid ah kuwa Fardawsta sare. Ehel iyo asxaabna ha waafajiyo samir iyo duco. Cabdiraxmaan waxuu ahaa nin qalbi wacan, bulshaawi furfuran, kaftan yaqaan meesha uu joogo loo dheg taago, salaad sax naxariis badan. Waxuu ahaa biriij ka mid ah kuwa isku xidha labada daamood ee Hargeysa kuna caan ah Hargeysa daraf ilaa daraf, galbeed ilaa bari, waqooyi ilaa koonfur.
Inaa lilaa wa inaa ileyhi raajicuun.


Axmed Xasan Carwo
Agaasimaha Guud
Baanka Dhexe ee JSL
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS