[Akhriso:—] War-warka Siyaasadeed Iyo Walaaca Soo Food Saaray Madaxweyne Geele & Waddankiisa

0
Thursday 8th November 2018 15:24:43 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:—] War-warka Siyaasadeed Iyo Walaaca Soo Food Saaray Madaxweyne Geele & Waddankiisa

    Akhriso:— War-warka Siyaasadeed Iyo Walaaca Soo Food Saaray Madaxweyne Geele & Waddankiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso:— War-warka Siyaasadeed Iyo Walaaca Soo Food Saaray Madaxweyne Geele & Waddankiisa




Jabuuti (Karin News):— Madaxweynaha waddanka jabuuti Mudane  ISMACIIL CUMAR GEELE , ayaa ka war-warsan xaaladda gobolka iyo siyaasadaha cusub ee ka istaadhmay geeska afrika, muddooyinkii ugu dambeeyay ee isbedelada siyaasadeed ka dhaceen itoobiya iyo geeskaba waxaa yaraaday dhaq-dhaqaaqii iyo firfircoonidii lagu yaqaanay madaxweyne geele iyo waddankiisa.


Dhinaca kale dhawaan ayaa ERETERIA laga qaadayaa cunaqabateenta hubka, inkastoo muran uu ka dhaxeeyay labada dawladood ee Ereteria iiyo Jabuuti. Inkastoo JABUUTI ay leedahay difaac adag iyo Saxiibo culus oo ay ka kow yihiin dalka faransiiska, lama garan karo wakhtigan qorshayaasha madaxweyme geele .

LATEST NEWS