DOOD-CILMIYEED LAGU QIIMAYNAYO DOWLADA M/WEYNE MUUSE MUDADII HALKA SANO AHAYD EE AY JIRTAY. MAXAA U QABSOOMAY, MAXAA KA QABYOOBAY, MAXAASE KA KHALDAMAY? Somaliland USA Program

0
Monday 3rd December 2018 09:24:14 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DOOD-CILMIYEED LAGU QIIMAYNAYO DOWLADA M/WEYNE MUUSE MUDADII HALKA SANO AHAYD EE AY JIRTAY. MAXAA U QABSOOMAY, MAXAA KA QABYOOBAY, MAXAASE KA KHALDAMAY? Somaliland USA Program

    Mudo hal sano ah ayaa ka soo wareegtay markii M/wayne Musse Biixi loo doortay hogaanka Somaliland. Todobaadkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudo hal sano ah ayaa ka soo wareegtay markii M/wayne Musse Biixi loo doortay hogaanka Somaliland. Todobaadkan

 iyo Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV waxa uu qiimayn cilmiyaysan oo qoto dheer ku sameeyay mudadaa sanadka ah wixii dowlada Muuse Biixi u qabsoomay, ka qabyoobay amaba ka khaldamay. Barnaamijka waxa marti inoogu ah Eng. Ahmed Abdi Abdillahi oo ah aqoonyahan u dhuundaloola siyaasada Somaliland.


 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

 

Somaliland USA Program at Tempo Afric TV,

Minneapolis, Minnesota, USA




FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS