Wakhtiyadii kala duwanaa Shirqooladii dadka lagu sunti jiray waxa ay kala ahaayeen.

0
Wednesday 5th December 2018 08:56:00 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Burco
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakhtiyadii kala duwanaa Shirqooladii dadka lagu sunti jiray waxa ay kala ahaayeen.

    Wakhtiyadii kala duwanaa Shirqooladii dadka lagu sunti jiray waxa ay kala ahaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakhtiyadii kala duwanaa Shirqooladii dadka lagu sunti jiray waxa ay kala ahaayeen.



-1890-kii Hebel waa gaal la-socod
-1920-kii Hebel waa Darwiish
-1940-kii Hebel waa Gobonimodoon
-1960-kii Hebel waa koofiyad-dhuub
-1970-kii Hebel waa Kacaan-diid
-1982-kii Hebel waa SNM
-1991-kii Hebel waa Faqash ka hadheen
-2001-dii Hebel waa Al-qaaciida
-2010-kii Hebel Xamar ayuu tegay
-2014-kii Hebel waa Daacish.

Bal adba............

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS