Taariikhdu Way Warin Qofkii Kastoo Wax Tara Maayaradaas Amaanbay Istaahilaan.

0
Thursday 6th December 2018 09:14:10 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhdu Way Warin Qofkii Kastoo Wax Tara Maayaradaas Amaanbay Istaahilaan.

    Todobaatameeyadiibay ahayd iyo horraantii 80maayadii ,xilli maayar lagumagacaabi jiray bill raffle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Todobaatameeyadiibay ahayd iyo horraantii 80maayadii ,xilli maayar lagumagacaabi jiray bill raffle
 uu ka bilaabay dhismayaal wadooyina magaalooyinka hargaysa iyo boorame iyo wixii LA halmaala.

Maayarkaas oo ku sifaysanaa waxqabad ayaa si heer Sare loogu casuumay dhawaan hargaysa Somaliland, casuumataa iyo qadarintaa wuxuu ku mutaystay hawshaa wanaagsayd ee uu u qabtay dhulka iyo dad kaba waagaa.

Imikoo LA joogo wakhtiga Kan ayaa magaalo xeebaadka berbera uu kasoo if baxay maayar sida qoroxda u ifaya ,kaasi oo model u noqday dhamaan goboLada dalka isaga oo dadkii tusay waxqabadkiisa iyo sida u bilicda deegaanka maalinba maalinta ka danbaysa ugu sii kordhinayo wax. WAX cusubna u keenayo sidaasba loo xusi doonaa qofkastoo u waxqabta ee maayarada kale hagudaydaan

 

Hamse riiraash

[email protected]



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS