Suldaankii Guud Ee Beelaha Habar Jeclo Oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta

0
Thursday 6th December 2018 11:13:31 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaankii Guud Ee Beelaha Habar Jeclo Oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta

    Suldaankii Guud Ee Beelaha Habar Jeclo Oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaankii Guud Ee Beelaha Habar Jeclo Oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta









Hargeysa (Karin News):- Waxaa saaka subaxnimadii hore  ka ambabaxay magaalada hargeysa suldaanka guud  ee beelaha habar jeclo Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse Oo markaasi safar caafimaad ugu kicitimay dalka imaaraadka carabta.



Suldaan cabdilaahi suldaan cali muuse ayaa ku maqnaan doona dalka imaaraadka carabta muddo si uu ula soo tacaalo xaaladdiisa caafimaad ilahay baa haya caafimaad e.



Karin News 


LATEST NEWS