TACSI TIIRAANYO LEH. Inaa lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

0
Thursday 6th December 2018 11:43:27 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 95
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH. Inaa lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

    Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed JSL Wasiir Ku Xigeenka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed JSL Wasiir Ku Xigeenka

 Wasaarada Maxamed Muuse Diiriye Agaasimaha Guud ee Amniga Mukhtaar Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Mamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Cabdi GUrey Iyo Dhamaanba Shaqaale Weynaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Badhasaabkii Gobolka SELEL Cabdiraxman Cabdillaahi Rooble oo saaka Ku Geeriyooday Gobolka Selel.

inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun.

Masuuliyiinta Arrimaha GUdaha JSL waxay marxuubka ilaahay uga baryayaan inuu janadii Fardawsa ka waraabiyo Qoyskii , qaraabadii, asxaabtii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan Saadiqa Ka Siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

 

 

Jamal Abdi Muhomed

SpokesmanSomalilandMinistry Of Interior,

 

Contact Details:

Phone: +252 63 4127409

Find Us On Facebook:https://www.facebook.com/wasaaradagudaha/?ref=hl

Website: http://www.somalilandinterior.net/

 


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS