Guu-guulihii Geeska Oo Ka Shifay Sida Madaxweyne Biixi Iyo Prof Samatar Ugu Kala Fogaadeen Xukuumaddiisa Iyo Hogaaminta Dalka

0
Thursday 6th December 2018 13:19:08 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guu-guulihii Geeska Oo Ka Shifay Sida Madaxweyne Biixi Iyo Prof Samatar Ugu Kala Fogaadeen Xukuumaddiisa Iyo Hogaaminta Dalka

    Guu-guulihii Geeska Oo Ka Shifay Sida Madaxweyne Biixi Iyo Prof Samatar Ugu Kala Fogaadeen Xukuumaddiisa Iyo Hogaaminta Dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guu-guulihii Geeska Oo Ka Shifay Sida Madaxweyne Biixi Iyo Prof Samatar Ugu Kala Fogaadeen Xukuumaddiisa Iyo Hogaaminta Dalka

Hargeysa (Karin News):- Wargeyska geeska afrika ee ka soo baxa magaalada hargeysa ayaa boggiisa caanka ah ee Guu-guulaha waxaa uu wax ka qoray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Prof- Axmed Ismaaciil Samatar ,


 iyadoo lagu xasuusto Prof- Axmed Ismaaciil Samatar sidii uu uga qeyb qaatay dhisidda madaxtinimada madaxweyne biixi iyo sidii uu ugu hagar baxay ee uu magaalo kasta ka soo dhaadhiciyay buug siyaasadeedkii murrashaxnimada xisbiga kulmiye iyo madaxweyne biixi, 




haddaba saaka waxaa uu si weyn wax uga qoray sida labadan odey ugu kala fogaadeen siyaasaddii iyo hogaamintii dalka waxaana uu yidhi :-

Loading...
LATEST NEWS