Hadduu Helay Raggeedii

0
Sunday 6th January 2019 10:14:02 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadduu Helay Raggeedii

    Waxaan u hambalyaynayaa dawlada iyo shacabka reer somaliland helista

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan u hambalyaynayaa dawlada iyo shacabka reer somaliland helista
 aqoonyahan karti, aqoon, akhlaaq, ammaano, dulqaad iyo hawl karnimoba leh kaasoo uu u magacaabay madaxweynaha JSL agaasimaha guud ee wasaarada horumarinta maaliyadda JSL mudane maxamed cabdi gurxan. Illaahay markuu wax kusiinayo raggeeduu ku siiyaa. Waxaa u markhaatiya maxamed cabdi gurxan shaqooyinkii hore ee uu qaranka usoo qabtay. ilaahay hakugu asturo xilkaa wayn ee madaxweynuhu kuu igmaday. 


Allaa mahad leh.


Cabdiraxmaan cali awjama.

 

[email protected]


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS