Xaqiiqada Iyo Qoysaska Fanaanada Nimco Yaasin Is Barbar Dhig

0
Monday 7th January 2019 15:01:30 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaqiiqada Iyo Qoysaska Fanaanada Nimco Yaasin Is Barbar Dhig

    Nabad akhrisayaall ku soo dhawaada muuqaal aanu idiinku falan qayn doono xaalka iyo muranka fanaanada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabad akhrisayaall ku soo dhawaada muuqaal aanu idiinku falan qayn doono xaalka iyo muranka fanaanada

 Nimco Yasin Caraale oo mudooyin kii u danbeeyey soo noqday taasi oo keentay in ay isku jawaabaan dad ku kala abtirsanaya labada qoys ee isku haysta in ay ka soo jeedo fanaanada Nimco yasin Caraale.

 

Labadan qoys oo ku kala sugan magaalooyinka Hargeysa iyo Sheekh ayaa sheegay in mid kastaa ay iga ka tirsan tahay fanaanada Nimco Yasin caraale hadaba waxaynu isbar bar dhigi doonaa hadalada labada qoys iyo waliba hadalkeeda Nimco Yasin kadib falan qaynta iyo qiimaynta waxaanu u daynaynaa Bulshada si ay u cabiraan ama u qiyaasaan xaqiiqada dhabta ah.


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS