Ganacsi ku bilaw 300$ ilaa 600$ si sahlana ugu Guuleyao

0
Monday 7th January 2019 15:03:12 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsi ku bilaw 300$ ilaa 600$ si sahlana ugu Guuleyao

    GANACSIGA LAGU BILAABIBI KARO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GANACSIGA LAGU BILAABIBI KARO


300$ ilaa 600$ KAASI OO AH MIIS~KAARYOONKA LAGU IIBIYO ELECTRIC IYO BAGAASHKA LAGMA-MAAR-MAANKA AH.....
$ Si Sahlana loogu Guuleysan karo
★★★★★★★
1=Soo iibso hal kaaryoone oo ah ka 35$ la siiyo ee Taayirka buushka ah leh wax naqasan aan kaaga baahnayn ..
2= samayso miiskayar ee Ladul dhigo Alaabta qiimo ahaan Isagoo dhameystiran
Isagoo ah Vip Ugu badnaan35 $.
3 =Hal Dalaayad oo ah Nooca Xayaysiiska qiima Ahaan 8$ilaa 10$.


4= box Masaabiir ah oo aad ku Taxdo Miiska Qiimo Ahaan 2$
(ALAABTA AYNU IMIKANA SUUQA KA SOO IIBSANAYNAA WAANA SIDAN
XUSUUSNOW>
KU DARSOO XITAA IMIKA JUMLADLAYAASHA AYAA KAA IIBINAYA TAFAARIIQ QIIMAHA SUUQA KA HOOSEEYA ?)
A=2Kartoon oo charger Afdhuub Ah oo udhiganta 4 darsin =36$
B= 1 Darsin charger Galaxy ah Quality 25$
B1= 2 darsin charger Galaxy high Copy 22$
C= 2 darsin oo ah Earphone ka cadanka 20$
D=2 darsin oo ah Earphone madawga ah 20$
E=2 darsin oo ah channel Charger Normal Quality qiimo ahaan 15$
F= 1Darsin Fiisha nooca dhexe quality ahaana iska Fiicana 17$
G=10 darsin saacado isku dhaf ah
kuwa jaban 120$
H=5 darsin Cadaro isku dhaf ah Normal Quality Dabaqada dhexe ito Ta hoose 50$
G=2 Darsin Suuman nooca waaweyn iyo
nooca yaryar isku dar 14$
I=Qufaladii Originally + copy isku dar
Qiimo ahaana waa 50$
J=Bacda habeenkii lagu dadayo 19$
@INANKA SHAQAALAHA LABADA GALINABA 8$ Ilaa 10$ hadhawna waad u kordhinaysaa markuu suuqo kor u [email protected]
Waxa Soo hadhay waxyaabo yaryar oo kale oo badan iyagana aan laga maarmayn oo aad is leedahay wuu ka dhiman yahay Ganacsigaaga waana wax loo baahan yahay iyo waliba kuwa lagu weydiiyoba Qiimo **Ahaana ka soo qaada 100$**
TOTAL AHAANA WAA 600$
Sidaas ayay xisaab-tunu ku Fadhidaa (600$=600$)
※※※※※※※※※
Qaabkauu Ganacsigani ku shaqaynayo waa Magaaladaada aad Ku Nooshahay Gaara ahaana Suuqa Bulshadu Ku kulanto.
※※※※※※※※※
XISAAB AHAAN IIBKA MAALINTAAS DHACAYA INASHA ALAAH SIDAN RAJAYNAYNO ..
Tusaale waxaad iibisay ileyn waa magaalo weynoo suuqee calfakaagana waad qaadaysaaye .
4 charger galaxy 4x2.5$=10$
3 charger afdhuub 3x1.5$=4.5$
6 earphone 6x1.5$=9$
2 Fiish 2x2.5$=5$
4 cadar dhexe 4x2$=8$
10 cadar yaryar maris 10x0.3$=3$
5 quful kasoo qaad 10$ inaad siisay kuwa yaryar iyo kuwa waweyn
3 sacad xarago 2x3$=6$
4 suun kuwa waweyn 4x1.7$=6.8$
2 suun kuwa yaryar 2x1$=2$
Alaabta kale ee aad ku biirisay Ganacsiga waynagii u qorshaynay** 100 $** ka soo qaad inaad iyagana ka iibisay 6$
Isugeyn TOTAL WAA 70.3$
←→70.3x10000S/shilling =
703000 Somaliland Shilling
TOTAL ka la iibiyay
703000-100000 inanka shaqaalaha
=603000 _~~_ 60.3$ Xaasil maalin kaliya.
Qiyaasa Ahaan Ganacsigan xitaa waxaad ku Gali Kartaa 480$

HADIIIBA AAD SHAQADAAS LABA KA DHIGTO DAKHLIGA AAD HELAYSAA WUU LABA LAABMAYAA ..

GANACSIGA GOODHIGATAAGAN
ISAGU QIIMEYN WAA 650$ ILAA 950$
INTA U DHAXAYSA.
★★★★★★★
Hala shaqaysto Ganacsi wacan guulayso
Inshaa alaah Waxa ku xigaya Ganacsiga lagu bilaabi karo 900$ ilaa 1300$ inta udhaxaysa ....

QoreEngrAbdifatahJama
Email Id:[email protected]

07~01~2019

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS