Ma iska habar magaadlaynaa...W/Q Axmednuur Guruje. - Kaftanka Caawa ma iska habar

0
Tuesday 8th January 2019 08:32:12 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 362
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma iska habar magaadlaynaa...W/Q Axmednuur Guruje. - Kaftanka Caawa ma iska habar

    Waatanoo Beeshii Garxajis mucaaridnimaddii garan wayday ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waatanoo Beeshii Garxajis mucaaridnimaddii garan wayday ,

 xisbiyadii loo tiranayayna ku hakan wayday, cabasho iyo tv iska dayn wayday ,cadho iyo buuq joojin wayday , hadana iridaha madaxtooyada ka maqnaan wayday .

sidaa markay tahay , waar ilmaadeerayaal , ma iska habar magaadlaynaayoo , Odaygan Muuse intaynu dhabta ku qabano siddii Cigaal aynu 1997 ula soo wareegnay ,Markuu haakah yidhaahdo Ina Cabdi dheere ma kula itaalaa , ilayn waatanoo Madaxtooyadii la inaga kari waaye

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS