Shaadh Gunnimo Lama Xidho!!

0
Tuesday 8th January 2019 15:17:35 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaadh Gunnimo Lama Xidho!!

    Dr Cali Ciise Cabdi Waxa Uu Ahaa Musharax Madaxwayne Oo Utaagan Maamulka Puntland, waxa Uu Maanta Helay 1cod Oo Kaliya!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr Cali Ciise Cabdi Waxa Uu Ahaa Musharax Madaxwayne Oo Utaagan Maamulka Puntland, waxa Uu Maanta Helay 1cod Oo Kaliya!



Dr Cali Ciise Waa Aqoonyahan Kasoo Jeeda Gobolka Sool Ma Gobolada Soil,Sanaag,Iyo Cayn.

Xildhibaanada Puntland Ee Kasoojeeda Gobolkaasi Waxay Tiro Ahaan Gaadhayeen 17xildhibaan, Waxaana Dr-ku Helay 1cod!!!

Ma Is Waydiisay Akhriste Sababta?.

Halka Cod Ee Uu Helay Musharax Madaxwayne Dr Cali Waxa Weeye, Haweenay Ay Isku Deegaan Yihiin Oo Kamida 17xildhibaan Ee Kasoo Jeeda SSC.
Waxaanay tani cadayn utahay sida haweenku Uyihiin Xariir Aan Xoolo Ladhaasan Karin!!

Tirada Xildhibaanada Hadhay Ee Ah 16xildhiban Ayaa Codod Kooda Ku Iibsaday Lacago Udhaxeeya,50,000 ilaa 80,000 kun oo Dollar.

Gabagabadii Hambalyo Waxaan Udirayaa Dr-cali Ciise Cabdi, Waxaa Tahay Aqoonyan Kudayasho Mudan.


Dadwaymahaaga SSC-na Waxay Ahayd Inay Kula Gartaan Halka Aad Geediga Urari Doonto?:;.

Sidiiq Xasan Waabeeye

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS