Hadaan baahi kuu qabay,Alahayow balay baydh.Baryo kuma hungowdee. By dharaar sugaal

0
Wednesday 9th January 2019 08:15:26 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadaan baahi kuu qabay,Alahayow balay baydh.Baryo kuma hungowdee. By dharaar sugaal

    Waxaa ceeb iyo wax laga xishoodo ah in wasiirka caafimaadku uu u magacaabo degmada saylac nin aan aqoon caafimaad lahayn ninkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa ceeb iyo wax laga xishoodo ah in wasiirka caafimaadku uu u magacaabo degmada saylac nin aan aqoon caafimaad lahayn ninkaasi

 oo ah yuusuf cawaale markaan taasi arkey ayaan ka gabyey arintan.xigto nolol u diid baad ahayd, yuusuf adu xumaantaaye

nin qabiil ku xayraansan baad, ahayd taniyo waagiiye alahayow adaa qaadiree kadarka weydaari.


xoolahaad lunsantey baan ogeyn taniyo waagiiye xaqdaradaad wadaan adigu yuusufowe

nin xasuuqid utaagantahay baad, ahayd taniyo waa hore alahayow adaa qaadire kadinka weydaari.


Badhasaabka salal oo noqdey nin u adeega reer kaliya waxay ceeb ku tahay arintaasi madaxweynaha qaranka JSL muuse biixi oo laga filaayey sidan si dhaanta . Gabay kaligaa xantoobsay ahayd, taniyo waagiiye

nin xil kale dad kale u boobayaad, ahayd tan iyo maalintaad timide.

nin xiskiisa laga dayriyaad,ahayd mawliidow taniyo waagiiye.



Waxaa mudooyinkan dambe isasootarayay sida laga wada warqabo in ay ka soo burqanayaan deegaanada hoosyimaada G/Salal kuwaasi oo ku tacaluqa xaalad abuur loo gumaad sanayo shaqaale caafimaad oo aan mudnayn in lagu fara gariyo Badana caafimaadka qaybaheeda kala duwan .


Si kastaba ha ahaatee waxaanad filanayn wax xun ka filo bay Soomaalidu tidhaa, wixii la maleegayay wuxuu dhalay xaalada inay fara ka bax gaadho taasi oo ay ka dambeeyaan madaxa caafimaadka Gobolka iyo Badhasaabka oo labaduba isku kaalaystay inay ka aloosaan xaalad aan u siloonayn guud ahaan gobolka qaybihiisa kala duwan..


By Dharaar sugaal

[email protected]

London Uk


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS