Waraysigii Ay BBC-Somali Ka Qaaday Madaxweynaha Bedelay Cabdiweli Gaas Ee Deni Oo Dhamaystiran

0
Thursday 10th January 2019 09:11:23 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waraysigii Ay BBC-Somali Ka Qaaday Madaxweynaha Bedelay Cabdiweli Gaas Ee Deni Oo Dhamaystiran

    Waraysigii Ay BBC-Somali Ka Qaaday Madaxweynaha Bedelay Cabdiweli Gaas Ee Deni Oo Dhamaystiran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waraysigii Ay BBC-Somali Ka Qaaday Madaxweynaha Bedelay Cabdiweli Gaas Ee Deni Oo Dhamaystiran



Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin khilaafka dhanka xuduudda ee kala dhexeeya Somaliland iyo Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada.

Somaliland ayuu sheegay in iyadu ay ku xadgudubtay dhul uu sheegay in Puntland ay leedahay. Wuxuu tilmaamay in maamullada ay dhistaan Gole uu sharci yahay dastuurkana uu dhigayo. Dowladda federaalka ayuu sheegay in uu kala shaqeyndoono wixii dib u dhis ah. Qaalib baaruud oo Garowe ku wareystay ayaa marka hore weydiiyay Waxa uu yahay hadafkiisa ugu weyn ee Puntland uu ka leeyahay?









Loading...
LATEST NEWS