Ingiriiska Oo Ergay Cusub Oo Bedeli Doona Wakiilkoodii Hore U Soo Magacaabay Somaliland

0
Thursday 10th January 2019 09:23:35 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ingiriiska Oo Ergay Cusub Oo Bedeli Doona Wakiilkoodii Hore U Soo Magacaabay Somaliland

    Ingiriiska Oo Ergay Cusub Oo Bedeli Doona Wakiilkoodii Hore U Soo Magacaabay Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ingiriiska Oo Ergay Cusub Oo Bedeli Doona Wakiilkoodii Hore U Soo Magacaabay Somaliland




Dawladda Ingiriika ayaa Somaliland u soo magacowday ergey cusub, kaas oo bedeli doono haweenay Ingiriiska wakiil uga ahayd Somaliland oo fadhigeedu ahaa Hargeysa.

Warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in ergayga cusub magaciisu yahay Stuart Brown, waxaanu bedeli doonaa Rosie Tapper oo madax ka ahayd xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa. Rosie ayaa loo bedelay inay madax ka noqoto qaybta siyaasadda ee safaaradda Ingiriisku uu ku leeyahay magaalada Baqdaad ee Ciraaq.




Ergaygan cusub ayaa toddobaadka dambe soo gaadhi doona magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, oo uu joogi doono labada sannadood ee soo socda, waxaanu xidhiidhin doonaa dawladaha Somaliland iyo Ingiriiska.

LATEST NEWS