Safiirka Somaliland U Fadhiya Ingiriiska Oo Beenisay In Dawladda Uk Safiir Gaar Ah Somaliland U Soo Magacowday

0
Thursday 10th January 2019 12:52:15 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland U Fadhiya Ingiriiska Oo Beenisay In Dawladda Uk Safiir Gaar Ah Somaliland U Soo Magacowday

    Safiirka Somaliland U Fadhiya Ingiriiska Oo Beenisay In Dawladda Uk Safiir Gaar Ah Somaliland U Soo Magacowday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland U Fadhiya Ingiriiska Oo Beenisay In Dawladda Uk Safiir Gaar Ah Somaliland U Soo Magacowday






Ayaan Maxamuud Cashuur, oo ah wakiilka Somaliland u jooga waddanka Ingiriiska  ayaa beenisay in UK Ergay ama safiir u soo magacawday Somaliland.
 
"UK waxaa u jooga Somaliland representative u qaabilsan xidhiidhka UK and Somaliland. Please joojiya warka aad faafinaysiin; safiir iyo envoy midna maaha. Ilaahey maalintaas ha inna gaadhsiiyo. Insha allah dhawaan" ayay tidhi Ayaan.
LATEST NEWS