Dad Ay Isku Hayb Yihiin Madaxweynihii Hore Oo Lacag Badan Ka Xaday Iyo maxkamadda Oo la soo taagay.

0
Friday 11th January 2019 11:12:44 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Ay Isku Hayb Yihiin Madaxweynihii Hore Oo Lacag Badan Ka Xaday Iyo maxkamadda Oo la soo taagay.

    Dad Ay Isku Hayb Yihiin Madaxweynihii Hore Oo Lacag Badan Ka Xaday Iyo maxkamadda Oo la soo taagay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad Ay Isku Hayb Yihiin Madaxweynihii Hore Oo Lacag Badan Ka Xaday Iyo maxkamadda Oo la soo taagay.







Saddex qof ayaa maxkamad lagusoo taagay dalka Zimbabwe, kuwaas oo lagu eedeeyey in ay xadeen boorso ay ku jirto $150,000 oo kaash ah oo uu lahaa madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalkaas, Robert Mugabe.

Tuugada la tuhunsan yahay ayaa la sheegay in ay lacagtaas ku gateen baabuur, guryo, iyo xoolo nool.

Sida ay ku warrantay warbaahinta dalkaas, mid kamid ah qaraabada madaxweynihii hore, oo lagu magacaabo Constantia Mugabe, ayaa kamid ah eedaysaneyaasha.

Waxaa la sheegay in ay haysay furayaasha guri uu Mr Mugabe ku lahaa tuulada Zvimba, oo u dhaw magaalada caasimadda ah ee Harare, ayadoo tuugada kalena u fududaysay in ay gurigaas galaan.

Loading...
LATEST NEWS