80 Malyuun Maxay Ahaayeen.

0
Tuesday 5th February 2019 09:00:20 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    80 Malyuun Maxay Ahaayeen.

    Waxaan maaanta warbaahinta ka maqlayay Xukuumadu 80 Malyuun oo dayna ayay kala wareegtay xukuumadii ka horaysay ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan maaanta warbaahinta ka maqlayay Xukuumadu 80 Malyuun oo dayna ayay kala wareegtay xukuumadii ka horaysay ,
 warkaa markaan waxoogay faaladiisa rogrogayna aniga wuu iga soo boodayoo wuu i geli waayay ,sababtoo ah ,

Xukuumadii hore xiligeedii waatii Dekeda aynu Imaaraadka kula heshiinay ,

Xukuumadii horre xiligeedii waatii Sal-dhigii Berbera isna aynu imaaraadka kula heshiinay ,

Xukuumadii hore xiligeedii waatii aynu hawadii Nairobi soo wareejinteeda qaybta ka ahayn .

Xukuumadii hore xiligeedii waatii guryo badan oo dawladu lahayd la iibiyey .

Xukuumadii hore xiligeedii waatii aan madaxdeedu gashiga xumayn , ee wasiiradii xukuumadii hore shaxshaxda badnaayeen .

Xukuumadii hore xiligeedii waatii habeen iyo maalin heestii caanka ahayd ee odhan jirtay '' Dalkeena nimcaa fadhida , Dalkeena nimcaa fadhida inoo baxaysay ee aan marna la baqtiin jirin ,sidaa darteed waxaa is waydiintu tahay , nimcatul fushuuqaas ayaabaynu ku jiraye , 80 malyuun ee daynka ihina maxay ahaayeen ?

 

 

Axmed Nuur Guruuje.



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS